Duration 23:31

Lacag Bilaash ah | $$$ Free Lacag | Daabac Dharka

6 490 watched
0
205
Published 7 Jan 2020

Assalaamu Caleeykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh! Muuqaalkaan waxaa nii tusaayaa habka oo aad heli laheed lacag FREE ah. Website-ka Redbubble aad galesaa kadib ne waxaa design ku sameeneysaa funaanado iyo alaab kale. Markii lagaa iibsado, website-ka Redbubble ayaa dabacaayo dabadeedna wuxu u direyyaa macaamisha. Adiga badeeco ama alaab malagaa rabo! Hal funaanad waxaa ku beeci kartaa $30; 84 funaanado wexe noqoneesaa $2,500 oo doolar. Kumanaan funaanado aya beeci kartaa haddii tahay qof dadaal badan. Waa Lacag FREE ah! Ganacsi kun doolar iyo kabadan aad ka heli karto.Muuqaalkaan wuxu ku tuseyaa tilaabooyinka oo ganacsi ku bilaabi karto lacag la'aan. 𝑫𝒂𝒂𝒘𝒐 Muuqaalada kale oo sidaan lamid ah: /watch/Mc-5-8CKPaoK5 /watch/EELrAwSND50Nr /watch/Ee-NcBKp7mfpN /watch/QLEdtH8L1nULd /watch/AeubZUB8jrg8b 𝕯𝖆𝖆𝖜𝖆𝖘𝖍𝖔 𝖜𝖆𝖈𝖆𝖓! ✅ Ka shaqeeso Fiverr https://track.fiverr.com/visit/?bta=46057&brand=fiverrcpa Welcome to SomaliBusiness, ku so dhawow SomaliBusiness! Qanadaan (ama channelkaan) waxaa ka hadalnaa habka 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢 ama shaqooyinka internetka aad ubilaab laheed. Waxyaabaha kale oo aan ka hadalno waxaa ka mid ah 𝗳𝗶𝗸𝗿𝗮𝗱𝗼 𝗴𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶, dariqooyinka laga shaqeesto internetka, hababka 𝗹𝗮𝗰𝗮𝗴 laga sameeyo internetka, qorshe ganacsiyeed, shaqada guriga, shaqada ugu fican aduunka, shaqada lacagta ugu fiican aduunka, shaqada lacagta ugu lacagta badan, iyo ganacsiga xoolaha. Marka hubsu in aad naga mid noqoto oo 𝗦𝗨𝗕𝗦𝗖𝗥𝗜𝗕𝗘 saarto sii xilli kasto oo aad ka war heyso muuqaalada cusub ✔️ ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️ 𝑺𝑼𝑩𝑺𝑪𝑹𝑰𝑩𝑬 𝑺𝑨𝑨𝑹 ➡️ https://bit.ly/2F1SU9l Facebook 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩-𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚 ku soo biir https://www.facebook.com/groups/sombizdotinfo1 (su'aahala oo dhan wa in aad ka jibaabto sii Group-ka lagu aqbalo) 𝗡𝗔𝗚𝗨 𝗦𝗢𝗢 𝗕𝗜𝗜𝗥 𝗗𝗛𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗜𝗔𝗟 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔 ✅ Ⓕⓐⓒⓔⓑⓞⓞⓚ ➡️ https://www.facebook.com/SomBizDotInfo ✅ 𝕀𝕟𝕤𝕥𝕒𝕘𝕣𝕒𝕞 ➡️ https://www.instagram.com/sombizdotinfo ✅ 🅃🅆🄸🅃🅃🄴🅁 ➡️ https://www.twitter.com/sombizdotinfo #SomaliBusiness #ganacsiga #Ganacsi

Category

Show more

Comments - 59